Home / 2016 / April

Monthly Archives: April 2016

Shil Baabuur oo ka dhacay Isiolo.

a

Ilaa saddex qof ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay kowntiga Isiolo,maalinimadii shalay. Booyad shidaal oo u socotay Marsabit ayay isku dhaceen gaari nooca Isjiidka loo yaqaan. Shilka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Isiolo,iyada oo dadweyne badan ay isugu soo baxeen goobta uu shilku ka dhacay. Labada darawal ee …

Read More »

Maydka Mama Lucy Kibaki oo Axada la keenayo Dalka.

lu

Maydka Mama Lucy Kibaki ayaa laga soo duulinayaa London,iyada oo la soo raacinayo duulimaadka shirkada diyaaradaha Kenya Airways. Wakiilka sare ee Kenya u fadhiya boqortooyada Ingiriiska,Lazarus Amayo ayaa sheegay duulimaadka sidda maydka in uu kasoo baxayo London, Sabtida marka ay saacadu tahay 5.55pm,uuna soo gaarayo garoonka Jomo Kenyatta 4.30am maalinta …

Read More »