Home / 2016 / May

Monthly Archives: May 2016

Booliska oo raadinayan gabar musqul ku riday ilmo

mars

Booliska kauntiga Marsabit ayaa baadi good uga jiro gabar 16 sano jir ah oo laaminsanyahy in ay cunug yar ay dhasahy musqul kutuurtay tuulada Dub Gomba ee kauntigaasi. Taliyaha booliska Marsabit Mark Wanjalla ayaa sheegay in dadka tuulada degan ay jiifka soo waregeliyeen kadib markii ay arkeen meydka cunuga yar …

Read More »

Arday rasaas lagu dhawacay oo xaladeedu soo ficnaanayso

pi

Gabar arday ah dhigato dugsiga sare gabdhaha ee Ulanda oo usbuuci lasoo dhaafay rasaas ay ku dhaawaceen ilaalo katirsan xabsi kuyaala magaalada Migori ayaagoo kuraadt joogay nin xabsiga kasoo baxsaday ay lasheegay in ay xaladeedu caafimaad soo ficnaanayso kadib markii qallin lagusameeyay. Ardaydaasi,Quinter Adhiambo Omondi ayaa lashegay rasaasta in ay …

Read More »

Xarumaha caafimadka kauntiga oo looga cabanayo daawo xumo

af

Dadka kudhaqan kautinga Isiolo ayaa kacabanayaa daawo iyo daryeel caafimad xumo ee xarumaha caafimaadk kauntiga taasi oo kuqasabtaa in ay kaibsadaan farmashiyaasha gaarka loo leeyahay. Mr Abdi oo kamid ah dadka deegaanka kudhaqan ayaa sheegay in daawo laanta ay dhibaato weyn kuhayso dadka miiyiga kudhaqan, asagoo kudaray in dadkaasi ay …

Read More »

Boqolaal ka tirsan Booliska oo shaqadooda weynaya

ke

Ugu yaraan ilaa 300 oo saraakiil boolis ah,kuna guul daraystay in ay u gudbiyaan xisaabadkoda M-pesa iyo Bankiyada,gudiga adeega booliska qaran ayaa laga saari doonaa adeega booliska. Gudoomiyaha NPSC,Johnston Kavuludi ayaa sheegay,saraakiisha gobolka xeebta iyo qaybaha kale ee dalka ee ay siiyeen wakhtiga si ay usoo gudbiyaan dokomintiyadooda ay ku …

Read More »

Nkaissery oo Digniino u jeediyay Isbahaysiga Cord

ooo

Wasiirka arimaha gudaha,Joseph Nkaissery ayaa sheegay in ay talaabo adag ka qaadayaan mucaaradka,isaga oo digniino hor-leh usoo jeediyay. Nkaissery ayaa sheegay in dowladu ay isticmaalayso awood aad u yar,aysana weli arag awooda booliska. “ Waxaynu siinay dadkan fursado badan oo ay khaladaad ku sameeyaan , waa in ay joojiyaan ama …

Read More »

Koox lagu Tuhmayo Alshabab oo Dad ku dilay Kowntiga Kwale

isi

Ilaa Saddex qof ayaa lagu dilay shalay deegaanka Ukunda ee kowntiga Kwale,sida ay sheegeen booliska kowntigaasi. Booliska ayaa tilmaamay in dadka la dilay ay kala yihiin Juma Mwanyota oo ah madaxii tuulada,Hassan Mwasani oo ahaa sarkaal ciyaaraha iyo Mohammed Mwanguzi. Subaxnimadii hore ee shalay ayaa Saddexdan qof lagu dilay guryahooda …

Read More »