Home / 2016 / June

Monthly Archives: June 2016

Xukuumada Soomaaliya oo ka jawaabtay Sharci muran badan Dhaliyay

so

Dowlada Soomaaliya ayaa difaacday xeerka siyaasada qaran ee jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen golaha wasiirada,kadib markii culimaa’udiinka Soomaaliyeed ay soo saareen bayaan ay ku cadeeyeen in xeerkan uu khilaafsan yahay shareecada Islaamka. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in si qalad …

Read More »

Wakiilo ka tirsan Baarlamanka Garissa oo Dowlada ku dhaliilay latashi la’aan Arimaha Qaxootiga

dada

Wakiilo ka tirsan baarlamanka kowntiga Garissa ayaa sheegay dowlada in ay iska riixday iyaga,marka ay qaadatay go’aanka dib u celinta qaxootiga  ku sugan Dhadhaab. Dowlada ayay sheegeen in arinta qaxootiga ay kala tashatay oo kali ah xildhibaanada,iyagana aan waxba laga weydiin. Wakiiladan ayaa waxaa hogaaminayay MCA-ga Fafi,Mustafa Abdirishid,waxaana ay gaarayeen …

Read More »

Xubnaha Isgaarsiinta Madaxtooyada Kenya oo la kala diray

st

Xubnaha ka tirsanaa laanta qorshaynta isgaarsiinta madaxtooyada (PSCU) ayaa la kala diray,kadib markii la sheegay in arinta warbixin aan la cadayn ay u soo gudbiyeen dadweynaha. Amarkan ayaa waxaa baahiyay,ku xigeenka madaxa shaqaalaha madaxtooyada,Nzioka Waita isaga oo ka wakiil ah madaxweyne Uhurur Kenyatta. Amarka ayaa saameeyay dhamaan agaasimka laanta isgaarsiinta …

Read More »

dra

DHageyso: Culima u Diinka Mandhera oo ka muujiyay dadka Muqaadaraadka ka ganacsada Culima u diinka countiga Mandhera ayaa walaac ka muujiyay dadka ka ganacsada muqaadaraadka eek u sugan countiga Mandhera, gaarahaan midka ku soo badanaya magaalooyinka Ceelwaaq iyo Mandhera. Culimada ayaa ka dhigay saameynta muqaadaraadka uu ku yeelan karo bulshada …

Read More »