Home / 2016 / July

Monthly Archives: July 2016

Wakiilada Baarlamanka Kowntiga Garissa oo Doonaya in laga qaado sii haynta Maaliyada,ku xigeenka Gavanaha kowntiga

jama

Wakiilo ka tirsan golaha baarlamanka ee kowntiga Garissa ayaa dadaal ugu jira in laga qaado gavana ku-xigeenka kowntiga in uu sii hayo xilka wasaarada maaliyada ee kowntiga. Mudanayaashan ayaa ka tirsan gudiga maaliyada,xisaabadka iyo maal galinta dadweynaha ee baarlamanka hoose ee Garissa. Gavanaha Garissa Nathif Jama ayaa u magacaabay in …

Read More »

EACC oo xirtay Taliyaha Booliska Taraafikada ee Kericho.

EA

Saraakiisha gudiga  anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa gacanta kusoo dhigay taliyaha ciidamada wadooyinka taraafikada ee countiga Kericho James Kilii. Mr James ayaa xarigiisu uu yimid, kadib markii uu codsaday in la siiyo lacag dhan 5000 oo shilinka dalka ah si loo sii daayo baabur ay ciidamada taraafikda …

Read More »