Home / 2016 / August

Monthly Archives: August 2016

Afhayeenkii Kooxda IS oo la dilay 

is

Abu Maxamed Al-Cadnani oo ahaa afhayeenka ururka IS ayaa lagu dilay iska hor imaad ka dhacay gobolka Xaleb, sida lagu shaaciyay Amaq . Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ka geeriyooda sarkaalkaasi,kuna dhintay gudaha Siiriya. Kooxda IS ayaan shaacin wakhtiga la dilay hogaamiyahaasi. …

Read More »

Hogaamiyayaasha Isiolo oo Difaacay Wasiirka Ciyaaraha Kenya

aw

  Hogaamiyayaasha Isiolo ayaa meesha ka saaray eedaha loo jeedinayo wasiirka ciyaaraha dalkani Kenya Hassan Wario,waxaana iyaga oo difaacaya ay sheegeen in aanu wax khalad ah samayn. Gavanaha Isiolo Godana Doyo iyo musharaxa jagada gavanaha Adan Kabelo ayaa sheegay eedaha maamul xumida ee kooxda Kenya soo food saartay ciyaarihii Olympics …

Read More »

Xaalada Deegaanadii lagu dagaalamay Wajir oo Degen

tr

Waxaa degen xaalada deegaanadii ay ka dheceen weerarada salka ku haya qabiilka ee maalmihii aynu soo dhaafnay saameeyay degmooyinka Eldas iyo Waqooyiga Wajir. Gudoomiyaha amaanka Wajir Michael Tialal ayaa shalay sheegay in ay xoojiyeen amaanka,gaar ahaan goobaha ay weeraradu ka dhaceen. Tialal ayaa sheegay dowladu in aysan fiirsanayn shakhsiyaad kooban …

Read More »

Xildhibaan Walaac ka qaba Sonko oo isaga taga Jubilee

son

Xildhibaan ka tirsan xisbiga Jubilee ayaa sheegay in ay cabsi ka qabaan in Senator-ka magaaladan Nairobi, Mike Sonko uu iskaga baxo xisbiga talada haya ee Jubilee . Xildhibaanka laga soo doorto degmada Starehe ,Maina Kamanda ayaa ka codsaday xisbiga Jubilee in ay si xor iyo cadaalad ah ku sameeyaan cidda …

Read More »