Home / 2016 / September

Monthly Archives: September 2016

Buuq ka dhashay Mooshin xilka looga qaadayo Gubernatooraha Nairobi

ev

Wakiilada baarlamanka kowntiga Nairobi ayaa isaga horyimid mooshin xilka looga qaadayo Evans Kidero oo uu kahor akhriyay mudanayaasha maalinkii shalay wakiilka Viwandani,Samuel Nyangwara. Mr Nyangwara ayaa bilaabay in uu akhriyo qoraalka mooshinka,waxaana kadib kasoo dhex galay mid kamid ah MCA-yada,iyadoo halkaasi uu buuq ka bilowday. MCAs-yada ayaa ku eedeeyay Nyangwara …

Read More »

Dowlada Mandera oo la Gaar siiyay Dawooyin

d

Dowlada Mandera ayaa ka heshay dawooyin ilaa Sh10 million lagu qiyaasayo kharashkooda xarumaha caafimaadka Iran ee Nairobi. Wasiirka caafimaadka Mandera Axmed Sheekj Maxamed ayaa sheegay dawooyinka in ay u qaybin doonaan ilaa 53 xarumo caafimaad. Dawooyinka ayaa dowlada kowntiga Mandera la gaarsiiyay Arbacadii. Axmed ayaa sheegay in tiro badan oo …

Read More »