Home / 2016 / October

Monthly Archives: October 2016

Dowlada Isiolo oo laga Dalbay in ay Taageerto Waxbarashada

e

Maamulka kowntiga Isiolo ayaa la weydiistay in ay taageero u muujiso waxbarashada kowntiga si kor loogu qaado tayada waxbarasho. Ururka Knut ayaa ka dalbay maamulka in uu dhaqaale ku filan u miisaaniyad gareeyo waxbarashada si heerka waxbarasho loo xajiiyo. Xooghayaha ururka macalimiinta Knut ee Isiolo  Dade Boru iyo gudoomiyaha gudiga …

Read More »

Makueni : Aabe dilay Xaaskiisa iyo Cunug uu dhalay

a

Qoys ka koobnaa saddex ayaa wada dhintay,kadib markii sayga reerka uu dilay xaaskiisa iyo cunag uu dhalay. Ninka ayaa isaguna is-dilay,sida ay sheegeen dadka dariska la ahaa qoyskaasi. Shilkani ayaa ka dhacay magaalada Waote ee kowntiga Makueni , maalinkii Axada. Dadka dariska ayaa sheegay in ay maqlayeen xaaska oo ku …

Read More »

Lamu : Dad ka cabsi qaba Duur Joogta

a

Dadka deegaanka xaaladaha adag ee abaartu ka jirto ayaa waxaa soo wajahay cabsi la xiriirta koroka duur joogta usoo guuraya goobaha ay degen yihiin. Duur joogta ayaa raadinaysa biyo iyo cunto,kadib saamayn adag oo abaartu ay ku yeelatay. Iyaga oo warbaahinta kula hadlayay Witu, Axadii ayay sheegeen in nafsadoodu ay …

Read More »

Dowlada oo Fasaxday Lacago wax looga qabanayo Abaaraha

ded

Dowlada ayaa sii daysay ilaa Sh5 billion oo shilin oo wax looga qabanayo abaaraha xiligan taagan ee saameeyay kowntiyo kala duwan oo dalka,sida uu sheegay wasiirka dowlad baahinta iyo qorshaynta Mwangi Kiunjuri. Mr Kiunjuri ayaa hadalka ka sheegay xili uu socdaal ku wehelinayay gudiga beeraha,xoolaha iyo kaluunka ee baarlamanka oo …

Read More »

IS oo sheegatay in ay Weerareen  Safaarada Maraykanka ee Nairobi

is

Sida ay qortay Nation,kooxda la magac baxday dowlada Islaamiga IS ayaa sheegatay masuuliyada weerar mindi oo lagu qaaday askari ciidamada GSU oo ilaalo ka ahaa safaarada Maraykanka ee magaalada Nairobi. Qofka adeegsaday mindida ayaa damcay in uu galo safaarada,Khamiistii,waxaase istaajiyay askariga uu mindida ku dhuftay,kahor inta aan isla goobta ninkaasi …

Read More »

Itoobiya oo sii daysay Askar Kenyan ah

tr

Ilaa lix askari oo u xirnaa Itoobiya Afartii maalin ee u dambaysay ayaa ugu dambayn lasii daayay. Ciidamada booliska Itoobiya ee saldhigoodu yahay Bubua Police Station ee degmada Jinga Omarate  ayaa sii daayay askartaasi Khamiistii. Askartani oo la xiray Axadii aynu soo dhaafnay ayaa waxaa ku jira taliyaha saldhiga booliska …

Read More »