Home / 2016 / November

Monthly Archives: November 2016

Weeraro cusub oo ka dhacay gobolka Rift Valley

ed

Ilaa labo qof ayaa loo malaynayaa in ay ku dhinteen weerar ka dhacay deegaanka Kiriamet ee Kerio Valley. Labo kamid ah dadkii ka bad baaday weerarka oo lagu dabiibayo cisbitaalka Kabernet ayaa u sheegay warbaahinta in ilaa Afar nin ay soo weerareen iyaga oo xoolo daaqsanaya goobta weerarku ka dhacay. …

Read More »

Uhuru oo Weydiistay Odinga in uu ka fariisto Siyaasada

ko

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa shalay oo Isniin ahayd weydiistay hogaamiyaha Cord Raila Odinga in uu ka fariisto siyaasada ,una daayo dhalinyarada in ay siyaasada u tartamaan. Uhuru ayaa ku eedeeyay Odinga in uu adeegsanayo hadalo been abuur ah si u sumcad xumeeyo dowlada Jubilee. “ Waxaa laga yaabaa in ay …

Read More »

Gubernatooraha Wajir oo ku baaqay in aan la siyaasadayn la dagaalanka musuq maasuqa

wa

Gubernatooraha Wajir Ahmed Abdullaahi ayaa u sheegay dowlada in ay joojiso kusoo weecitaanka arimaha musuq maasuqa dowladaha kowntiyada. Mr Abdullaahi ayaa kasoo horjeesaday sheegashada dowlada ee ah in dhaqaalaha ku baxa safarada Raila Odinga ay bixiyaan dowladaha kowntiyada ee ay xisbigiisu ka taliyaan. “ Waxaan u sheegayaa hogaamiyaha aqlabiyada baarlamanka …

Read More »

Xukuumada jubilii oo ku eedeysay Raila Oding musuqmaasuqa 

salaadinta-kenya-oo-beesha-murule

Xukumada jubilii ayaa ku eedeyay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ODM Raila Odinga inuu difaacayo  arrimo la xirriiro musuqmaasuq  ay galeen  gafanarada  xisbigisa taabacsan. siyaasiin uu kacaay  hogaamiyaha aqlabiyada aqalka barlaamaka ahna xildhibaanka laga soo doorta magaalada Garisa Barre Aadan Ducaale ayaa sheegay in Raila Odinga  uu  ku hadalo ereyo  iska hor …

Read More »

 Madaxweyne uhuru Kenyatta oo amray in militiga kdta ay furan wada ay xireen oo kuyaala xaafada kayole ee magaalada Nairobi.

ed

Madaxwayn  Uhuru Kenyatta  ayaa  soo kala dhex galay  muran dhaxeeyay mudda bil ah ciidaanka militiriga KDf-Ta iyo dadka degaanka  xaafadda  kayole iyo Mihango oo kuyaalla magaalada tan  Nairobi oo kusaabsan khilaaf dhanka dhulka ah. Militiriga ayaa xiray wada wayn oo isaga kala gudbo xaafada Kayole iyo Mihaango iyagoo sheegay in …

Read More »

Mulkiilayaasha hodheelada Marsabit oo samaynayo gudi ay ku midaysanyihiin

ma

Mulkiilayaasha hodheelada kuyaalla  kawntiga Marsabit ayaa sheegay inay wadaan qorsha ay kudoonayaan aasaasida gudi  ay kumidaysan yihiin dhammaan mulkalayaasha iyo dadka maalgashiga ku sameysta  ganacsiga hodheelada. Wasiirka  wasaarada ganacsiga , Hidda iyo dhaqanka kawntigaasi  marsibit Golicha Sora ayaa sheegay in dowlad degaankaasiisa  uu si wayn u soo dhawaynayo guddiga ay …

Read More »