Home / 2016 / December

Monthly Archives: December 2016

Mucaaradka iyo Dowlada oo ka wada qayb galay Aaska John Keen

112-52aas

Aaska loo sameeyay siyaasigii rug cadaaga ee qowmiyada Masaaiga John keen ayaa waxaa isugu yimid kumanaan Kenyaan ah oo isugu jiro siyaasiyiin iyo bulshada rayidka qeeybahooda kala gedisan sida ururada haweenka,dhalanyerida.odey dhaqameedyo iyo weliba aqoonyahniin. Dhamaan inta nasiibka u yeelatey in ay kahadasho aaska John keen ayaa waxeey aad u …

Read More »

Booliska Nyandarua oo Baaraya Haweenay lagu dilay Bosnia

????????????????????????????????????

Magaalada Bosnia ee kowntiga Nyandarua waxaa lagu diley qof dumar ah oo 40 jir ah balse weli aan la aqoonsani cida ka dambeeysa falka lagu khaarijiiyry haweeyneeydaan. Ciidamada booliska ayaa xiray toddoba ruux oo ka tirsan qooyska haweeyneeyda la diley,waxaana ku socdo baaritaano la xiriira ilka haweeyneeyda oo dhacay habeenkii …

Read More »

Kenya : Tirada bukaanada Viruska HIV/Aids oo korartey

aids

Warbixiin aay soo saartey hay’ada qaran ee latacaalida  cudurka dilaaga ah ee Aidska ee magaceeda loosoo gaabiyo (NACC0) ayaa soo saartey warbixinta baaritaanadii ay sameeysay ilaa sanadkii 2014. Warbixiinta oo lasoo bandhigey Talaadadii lasoo dhaafey ee 22 /12/2016 lagu sheegey dadka cusub ee ku dhacayo viruska Aidska in ay yihiin …

Read More »

Taliyaha KDF oo ugu baaqay ciidamada in ay ka fogaadaan siyaasada

dsc-005

Wasiirka gaashaandhiga Raychelle Omamo iyo taliyaha ciidamada difaaca Samson Mwathethe ayaa ugu baaqay ciidamada milatriga in ay ka fogaadaan siyaasada,gaar ahaan doorashooyinka kusoo fool leh dalka sanadka dambe. Samsom Mwathethe ayaa si kadis ah booqasho ugu tagay ciidamada Kenya ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya,gaar ahaan magaalada Kismayo isaga oo …

Read More »