Home / 2017 / January

Monthly Archives: January 2017

Askari ku dhintay rabshado kasoo cusboonaaday Kerio Valley

kerio.valley-1

Askari ka tirsan ciidamada KPR iyo dad kale ayaa ku dhintay rabshado kasoo cusboonaaday Kerio Valley,una dhaxeeya xoolalay Marakwet kasoo jeeda iyo burcad lagu tuhunsan yahay Pokot. Askariga dhintay ayaa lagu magacaabay David Kipyatich oo ahaa 35 sano jir. Dilka ayaa ka dhacay daaqsinka Chebo-Jetum oo ku yaala bariga Marakwet. …

Read More »

Isbadelka Hanaanka Waxbarashada Kenya Oo Maanta Laga Shirayo

new-education-system-kenya-

Maanta ayaa la filayaa  in lasoo bandhigo hanaanka waxbarasho lagu badeli doono nidaamka 8-4-4 ta ee ka jira dalkani Kenya. Shir weyn oo isugu imaano doonaan aqoonyahano ayaa ka dhacaya  dhismaha waaxda horumarinta waxbarashada dalka Kenya. Hanaankan waxbarasho ee 8-4-4  ayaa soo bilowday sanadka markuu ahaa 1985-tii tan iyo xiligaasi …

Read More »

Kenya oo Ka Hadashay Weerarkii Kulbiyow

KULBIYOW

Ciidamada difaaca Kenya (KDF) ayaa diiday sheegashada Alshabaab ee ah in ay hareereeyeen saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow. Weerarka ayaa dhacay maanta oo Jimca ah saacadu markii ay ahayd 5:00 am. Afhayeenka KDF Lt. Col. Paul Njugua ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan sheegashada alshabaab ee ciidamo badan in ay …

Read More »

Boinet oo sheegay Mandera in ay tahay Amaan

Joseph-Boinett

Taliyaha booliska Kenya Joseph Boinett ayaa sheegay Mandera in ay tahay amaan,kadib weerarkii Isniintii ka dhacay deegaanka. Askari ka tirsanaa ciidamada KPR ayaa lagu dilay weerarka,iyadoo sidoo kale la qarxiyay qayb kamid ah xafiiska Equity Bank ee Mandera. Boinett ayaa sheegay in aysan jirin magaalo kamid ah caalamka oo gabi …

Read More »

Maraykanka oo Tababaraya Milatariga Kenya

110330-F-UA873-045 NAIROBI, Kenya (CJTF-HOA PAO) – U.S. Army Sergeant Jerry Kastein helps Kenyan air force Senior Private Rob Bagaja Hassan get in position during a counter-improvised-explosive-device drill March 30, 2011. Soldiers from various East African nations, including Kenya, Rwanda, Burundi, Uganda and Sudan attended the week-long class, taught mostly by Kenyan soldiers, to learn counter-IED practices currently utilized by U.S. service members in combat theaters. Kastein was part of a team sent to Nairobi to share their experiences and training with the Kenyans, who will use the knowledge to instruct their own military and allied forces. (AFRICOM photo by Staff Sgt. Austin M. May)

Cutubyo ka tirsan laanta ilaalada qaran ee Mareykanka aya wada kormeer ay ku wadaan tababar loo sameeynayo xoogaga Kenya ee ku xareeysan xerada ciidamada ee ku taala Thika. Dowlada Mareykanka oo aalaaba wadamada Afrika  siisa taageero isugu jirta saanad militiri iyo tababar ciidan aya qorshaheeda yahay sare u qaadista xasiloonida …

Read More »