Home / Latest News / DHAGAYSO WARAYSI : Billow Kerrow oo ka hadlaya Kulankii Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Odoyaasha Mandera

DHAGAYSO WARAYSI : Billow Kerrow oo ka hadlaya Kulankii Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Odoyaasha Mandera

Senator-ka kowntiga Mandera Billow Kerrow ayaa wareysi uu siiyay Keyfm Codka Nabada uga warbixiyay kulankii odoyaasha Mandera ay la qaateen madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Nairobi.

Wariye Xuseen Xuska oo wareystay ayaa sidoo kale weydiiyay Senator-ka arimo badan oo siyaasada kowntiga iyo sababta uu isagu u raacay go’aanka odoyaasha,uuna isaga haray tartanka.

HALKAN KA DHAGAYSO WAREYSI OO DHAMAYSTIRAN

Uhuru

About admin

Check Also

uhuru and joho 12

Dowlada oo Baaraysa Xisaabaadka Bangi ee Gubernatoore Hassan Joho

Gubornatooraha kawntiga Mombasa Hassan Joho ayaa lagu wargaliyay in lacagta u taala bankiga dabagal iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *