Home / 2017 / February

Monthly Archives: February 2017

Gubernatoorayaal lagu samaynayo Baaritaan Musuq maasuq

INTEGITY

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dalka ee magaciisana loo soo gaabiyo EACC ayaa shaciyay in ay bilaabeen baaritaano lagu sameeynaayo ilaa sideed gubernatoore oo kamid ah 47-da gubernatoore ee kowntiyada dalka. Waxaa ay ku lug yeesheen kuwa la baarayo wax isdaba marin iyo lunsasho hantida dadweynaha. Madaxa gudiga anshaxa …

Read More »

Mucaaradka Oo Dhaliilay IEBC

chebukati

Madaxa xisbiga mucaaradka ODM Raila Odinga ayaa dhaliilay gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka u diyaar garowgooda ugu doorashada soo socoto ee la filayao in dalka ay ka qabsoonto bisha sadeedaad ee sanadkan oo ay ka harsan tahay inka yar shan bilood. Raila ayaa walaac ka muujiyay gudiga …

Read More »

DHAGAYSI : Shisia Oo Digniin U Diray Dhalinyarada Mandera ee Baraha Bullshada Dadka Ka Kicinaya

maxres

Dowlada Kenya ayaa sheegtay iney jiraan dhalinyaro baraha bulshada wax ku qora iyagoo isla markaana doonaaya iney isku dhex kiciyaan qeybaha bulshada ee kudhaqan kawntiga Mandheera Godhoomiyaha amaanka Mandheera mudane Fredrick Shisisa oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa dirau dhiniin oo uu kaga soo horjeedo dhalinyarada waxyaabaha kiciya shucuurta shacabka …

Read More »

Arday ku dhaawacantay shil ka dhacay Gilgil

IMG_20140410_084757

Arday ayaa si dirqi ah uga baxsatay shil ka dhacay wadada weyn ee isku xirta Nakuru ilaa Nairobi. Ardayda ayaa gaaraysay ilaa 23,waxaana ay dhigtaan iskuulka Murindu Secondary School  ee Nakuru. Xiliga ay shilka galayeen ayay kasoo laabteen Naivasha,iyaga oo dabaal deg dhanka ciyaaraha kasoo qayb galay. Gaarigii ay la …

Read More »

Ciidamo loo qorayo dhamaynta weerarada kooxaha burcada ee Mwingi

NKAISSERY-IG

Ilaa 80 ciidamada booliska kaydka ayaa loo qorayaa in ay ka caawiyaan laamaha kale ee amaanka soo afjaritaanka weerarada kooxaha burcada ee Mwingi. Ciidamadan oo intooda badan ahaanaya dhalinyaro ayaa laga soo qorayaa bulshada deegaanka,waxaana baaritaano iyo tababaro u samaynaya gudi amaanka oo dowlada. Wasiirka arimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa …

Read More »