Home / Somali Language / DHAGAYSO : Masuuliyiin Booqday Suuqii Gubtay ee Xagardheere

DHAGAYSO : Masuuliyiin Booqday Suuqii Gubtay ee Xagardheere

Masuuliyiin ka socda dowlada dhexe ee Kenya iyo xubno laga soo doorto deegaanka ayaa booqday suuqa xerada xagardheere ee gubtay.

Masuuliyiinta ayaa waxaa kamid ahaa xildhibaanka Fafi ee kowntiga Garissa Ilyaas Barre Shiil.

Wariyaha Keyfm ee Dhadhaab Axmed Dheere Cali-qallaf ayaa warbixin nooga soo diray booqashadaasi iyo xaaladii ugu dambaysay ee khasaarihii uu gaystay dabkaasi.

HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA 

About admin

Check Also

UK

Uhuru iyo Ruto oo ku wajahan kowntiga Busia

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto ayaa maanta gaynaya ololaha xisbiga Jubilee kowntiga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *