Home / Somali Language / Ganacsatada Wajir Oo Ka Dalbaday Maamulka Kowntiga Suuqgaynta Xoolahooda

Ganacsatada Wajir Oo Ka Dalbaday Maamulka Kowntiga Suuqgaynta Xoolahooda

Ganacsatada ku dhaqan  kowntiga wajir ayaa dowlada dhexe weydiistay in ay kacaawiyaan in ganacsiga xoolaha kowntiga wajir loo raadiyo suuq ku haboon oo ka baxsan kowntiga.

Gudoomiyaha ganacsatada xoolaha kowntiga Wajir Abdirashiid Sheikh Qanyare ayaa kawarbixiyay in 80%  dadka deeganka kowntiga wajir ay ku tiirsan tahay noloshooda ka ganacsiga xoolaha nool islamarkaana suuq xumo soo wajahday awgeed dad badani ay u cayrtoobeen.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ganacsatada ka timaada Soomaaliya iyo Tanzania ay faa’iido kuqabi jiraan hase ahaate mudooyinkii dambe ay dareemayeen hoos u dhac baahsan iyo in ay qiimo hoose ku iibiyaan xoolahoda iyadoona taas uu kutilmaamay in ganacsiga ay dileyso.

About admin

Check Also

gachagua

Gubernatooraha Nyeri Oo Ku Geeriyooda London

Gubernatooraha Nyeri Nderitu Gachagua ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Royal Marsden Hospital ee London,xili lagu dabiibayay. …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *