Home / Somali Language / Doorashada Soomaaliya : Afar Musharax Oo Isugu soo haray Wareega Labaad Doorashada

Doorashada Soomaaliya : Afar Musharax Oo Isugu soo haray Wareega Labaad Doorashada

Waxaa haatan ka socota magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya doorashada madaxweynaha oo haatan loo gudbay wareega labaad.

Wareega Labaad ayaa waxaa u gudbay musharaxiinta kala ah 

Xasan Sheikh Maxamuud 88

Maxamed C/llahi Farmaajo 72

Shariif Shiikh Axmed 49

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake 37

About admin

Check Also

gachagua

Gubernatooraha Nyeri Oo Ku Geeriyooda London

Gubernatooraha Nyeri Nderitu Gachagua ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Royal Marsden Hospital ee London,xili lagu dabiibayay. …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *