Home / Somali Language / DHAGAYSO : Saleh Oo Ugu Baaqay Bulshada Mandera Ka Shaqaynta Nabada Xiliga Doorashooyinka

DHAGAYSO : Saleh Oo Ugu Baaqay Bulshada Mandera Ka Shaqaynta Nabada Xiliga Doorashooyinka

Iyadoo doorashada guud ee dalka Kenya ay ka harsantahay ilaa 6 bilood ayaa shacabka gobolka waqooyi bari loo diray baaq nabadeed,gaar ahaana xiliga doorashada in ay si nabad ah kuwada noolaadaan.

Isku duwaha dowlada dhexe ee gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa jeediyay baaqan xili uu ku sugnaa Mandera.

Warbixin ku aadan baaqan waxaa Mandera nooga soo diray Ibrahim Happy 

HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA

About admin

Check Also

deadpic

Labo Qof oo ku dhintay Dagaalo kasoo cusboonaaday Baragoi

Ilaa Labo qof ayaa ku dhintay Baragoi,kadib markii uu dagaal cusub dhexmaray bulshooyinka Turkana iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *