Home / Somali Language / Musharaxa Kanu ee Xildhibaanimada Degmada Fafi oo Dhaliilay Ilyas Barre Shill

Musharaxa Kanu ee Xildhibaanimada Degmada Fafi oo Dhaliilay Ilyas Barre Shill

Musharaxa xisbiga Kanu ee xildhibaanimada Fafi Salah Yakub Farah ayaa kasoo horjeestay dimuqraadiyada lagu heshiiyay ee ay sameeyeen odoyaasha kowntiga,waxaana uu sheegay in nidaamkaasi aanu xiligan shaqaynaynin oo uu yahay mid laga soo gudbay.

Mr Farah oo ka hadlayay munaasabad uu musharaxnimadiisa ku shaacinayay ayuu ka sheegay in ay nasiib daro tahay xildhibaanka ku fadhiyo kursiga degmada Fafi uu ku raadinayo in kursiga uu kusoo koro mar kale isaga oo ay magacaabeen golaha odoyaasha,uuna ku khalday taageero ay siiyaan.

Ilyas Barre ayuu ku eedeeyay in uu ku guul daraystay horumarinta deegaankii laga soo doortay.

Salah Yakub oo ay la socdeen musharaxiin kale ayaa sheegay Kanu in ay buuxinayso dhamaan kuraasta tartanka ee xisbigooda uu kasoo galayo kowntiga.

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *