Home / Somali Language / DHAGAYSO Mandera : NDMA oo Quudin u samaynaysa Xoolaha ay Saameysay Abaarta

DHAGAYSO Mandera : NDMA oo Quudin u samaynaysa Xoolaha ay Saameysay Abaarta

Maamulka maaraynta musiibooyinka qaran ee magacooda loo soo gaabiyo NDMA ayaa qaybo kamid ah kowntiga Mandera waxaa ay ka sameeyeen quudin xooloaha ay abaaruhu saameeyeen.

Sidoo kale xoolalayda ayay ka taageerayaan sidii ay u iibin lahaayeen xoolohooda wakhtigan abaarta,ayna lacagtooda wakhti barwaaqada uga faa’iideysan lahaayeen.

Isku duwaha NDMA Mandera Hussein Mohamed Aliyow ayaa Keyfm uga warbixiyay howsha ay wadaan

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA 

About Radio Key

Check Also

ISIOLO 2

Isiolo : Ms Dhulo oo Rajo ka qabta inay ku guulaysato Kursiga Senate-ka Kowntiga

Senatora-da lasoo magaacabay Fatumo Dhulo ayaa ka digaysa Raga ay la tartamayso inay adeegsadaan olole …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *