Home / Somali Language / Senator-ka Isiolo Oo Ku Eedeeyay Saraakiil Kowntiga Xaditaanka Dhaqaalaha Dadweynaha

Senator-ka Isiolo Oo Ku Eedeeyay Saraakiil Kowntiga Xaditaanka Dhaqaalaha Dadweynaha

Senator-ka kowntiga Isiolo Mohamed Kuti ayaa ku eedeeyay qayb kamid ah saraakiisha sare ee kowntiga in ay ku kobcinayaan noloshooda adeegsiga dhaqaalaha dadweynaha.

Dhaqaalihii ay ahayd in lagu horumariyo bulshada ayuu sheegay senator-ku in ay ku samaysanayaan dhismooyin qaali ah,saraakiisha kowntiga.

Hadalkan ayuu ka sheegay munaasabad uu cunti ku qaybinayay oo ka dhacday magaalada Isiolo.

Dadka kowntiga ee ku sugan meelaha fog fog ayuu sheegay  in aysan dareemin saamaynta dowlad baahinta.

Senator Mohammed Kuti ayaa u tartamaya kursiga gubernatooraha Isiolo doorashada bisha August ee sanadkan 2017.

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *