Home / Somali Language / Isiolo : Ms Dhulo oo Rajo ka qabta inay ku guulaysato Kursiga Senate-ka Kowntiga

Isiolo : Ms Dhulo oo Rajo ka qabta inay ku guulaysato Kursiga Senate-ka Kowntiga

Senatora-da lasoo magaacabay Fatumo Dhulo ayaa ka digaysa Raga ay la tartamayso inay adeegsadaan olole jinsiga ah,ayna iyadu awoodo inay la tartanto dhamaan musharaxaiinta raga.

Ms Dhulo ayaa ugu tartaramaysa kursiga Senate-ka Isiolo,xisbiga Reforms and Development .

Waxaa ay sheegtay Ms Dhulo in khibradeedii Afartii sano iyo bar-kii lasoo dhaafay ee senate-ka ay tahay waxa ay u baahan yihiin shacabka kowntiga Isiolo.

Ilaa toddobo rag ah ayaa u taagan tartanka kursiga gubernatooraha kowntiga Isiolo,waxaana Dhulo ay raja ka qabtaa kursigaasi inay ku guulaysan karto doorashada bisha August.

BY KEY FM TEAM

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *