Home / Somali Language / Gabar 14 jir la kufsaday oo Raadinaysa Cadaalad

Gabar 14 jir la kufsaday oo Raadinaysa Cadaalad

Gabar da’deeda lagu sheegay 14 jir oo ku nool Garissa ayaa raadinaysa cadaalad, kadib nin ku eedeysnaa faraxumaynteeda iyo inuu Uur u yeelay laga sii daayay xabsiga.

Mid kamid ah ururada aan dowlaga ahayn oo caawiyay gabadha ayaa geeyay xarunga badbaadada Garissa (GRC), halkaasi oo ay haatan ku sugan tahay.

Wargeyska Nation oo gabadha dhibanaha ah wareysi la yeeshay ayay u sheegtay in ninka ay ku eedeynayso faraxumaynta ay ahaayeen daris.

Sarkaalka caruurta Kenyan-ka ee NGO-ga Womankind Hassan Ismail ayaa sheegay inay la yaab ku noqotay sii daynta eedeysanaha,waxaana uu dalbay in mar kale lasoo xiro oo lahor keeno  cadaalada.

BY KEY FM TEAM

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *