Home / Somali Language / Xildhibaanka Waqooyiga Isiolo oo sheegay 70% lacagaha CDF ay galiyeen waxbarashada

Xildhibaanka Waqooyiga Isiolo oo sheegay 70% lacagaha CDF ay galiyeen waxbarashada

Xildhibaanka Waqooyiga Isiolo Joseph Samal ayaa uga warbixiyay waalidiinta deegaankiisa laga soo doorto habka ay u maareeyeen lacagaha horumarinta deegmooyinka (CDF).

Samal ayaa sheegay inay ku xaqiijiyeen lacagaha laga helay barnaamijka toddobaatan boqolkiiba dhanka waxbarashada iyo dhismaha iskuulada aasaasiga ah.

Isaga oo kula hadlayay waalidiinta iyo ardayda iskuullka sare ee Mwangaza maalinkii shalay ayuu ka sheegay in 30% lacagaha haray ay aadeen xajiinta amaanka, gaar ahaana dhismayaasha xafiisyada maamul ee toddobo tuulo oo kamid ah degmada Waqooyiga Isiolo.

BY KEY FM TEAM.

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *