Home / Somali Language / Mashruuc Biyaha loogu qaybinayo Isiolo oo ay ku baxday Sh910 Milyan

Mashruuc Biyaha loogu qaybinayo Isiolo oo ay ku baxday Sh910 Milyan

Kowntiga Isiolo mashruuc Biyaha oo uu maalgaliyay Bangiga horumarinta Afrika ayaa la dhamaystiray, iyada oo uu qorshuhu ahaa in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu furo.

Booqashadii madaxweynaha ee Isiolo ayaysan ugu suurta galin inuu furo mashruucan, waxaana badalkeeda uu furay garoonka diyaaradaha caalamiga Isiolo.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxay Sh910 milyan, waxaana uu ka qayb qaadanayaa qaybinta biyaha oo ay si weyn dadka deegaanka iyo xooluhuba ugu baahan yihiin.

Madaxa fulinta gudiga adeega biyaha deegaanada Waqooyi Abdikadir Osman ayaa sheegay 70% dadka magaalada Isiolo ay ka faa’iideysanayaan mashruucan.

BY KEY FM TEAM

About Radio Key

Check Also

F M

Fred Matiang’I oo u xaqiijiyay Kenyan-ka in doorashada ay ku dhacayso Nabad

Sii hayaha wasiirka amniga gudaha Fred Matiang’I ayaa u sheegay Kenyan-ka in ciidamo ku filan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *