Home / Radio Key (page 2)

Radio Key

Cali Roba iyo Xasan Nuur oo lagu amray inay bixiyaan Ganaaxa Rabshadihii Mandera ka dhacay

roba

Gubernatooraha Mandera Ali Roba ayaa lagu ganaaxay Sh1 milyan,rabshadihii kowntiga ka dhacay sababteed. Sidoo kale musharaxa gubernatooraha Mandera ee xisbiga EFP Xasan Nuur ayaa isagana lagu amray inuu bixiyo Sh3 milyan. Labadan hogaamiye ayaa loo sababaynayaa inay leeyihiin masuuliyada rabshadihii July 22, 2017 ka dhacay Mandera. Soo dhoweyntii Madaxweyne Uhuru …

Read More »

One police confirmed dead and three vehicles burned during suspected alshabaab attack in Mandera early thursday

MDR

One police officer has been reported dead and three vehicles burned when suspected Alshabaab militants attacked Lafey sub-county headquarters in Mandera county. Mandera county commissioner Fredrick Shisia confirmed the incident saying it took place at around 2.30 am today(Thursday). Shisia said that the militia which were about 5o,attacked an AP …

Read More »

Cuntada la wareejiyo oo la mamnuucay

ISO

Qaybta caafimaadka dowlada kowntiga Isiolo ayaa mamnuucday cuntada la wareejiyo ee ay garab raratada ay ka shaqaystaan. Manuucidan ayaa looga gol leeyahay iskuday looga hortagayo inuu cudurka daacuunka ka dilaaco kowntiga. Saraakiisha caafimaadka kowntiga ayaa sidoo kale waraaqo ogaysiin ah u diray hotel-ada iy maqaaxiyaha oo ay ku wargalinayaan inay …

Read More »