Home / Radio Key (page 20)

Radio Key

DHAGAYSO : Ganacsato Lagu Xiray Mandera

manderar

Dowlada kawntiga Mandheera gaar ahaan waaxda canshuur aruurinta ayaa shalay xirtay dukaamo ku yaala xarunta ganacsiga ee bus park. Dukaanlayaasha ayaa la sheegey in lagu leeyahay lacagaha kirada ee xarumahooda ganacsiga. Wariyaha Keyfm ee Mandera Ibrahim Aden Aliyow ayaa warbixita soo diray. HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA 

Read More »

Maydka Gachagua oo la keenay Nairobi

pix2

Maydka gubernatoorihii kowntiga Nyeri ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Nairobi. Diyaarada Kenya Airways ayaa kasoo qaaday maydka Nderitu Gachagua magaalada London,waxaana ay soo caga dhigatay Nairobi  4.40am. Maydka gubernarooraha ayaa waxaa wehelinayay labadiisa gabdhood Susan iyo Mercy,xubno kale oo qoyska kamid ah, saaxiibo iyo safiirka UK ee Kenya. Maydka ayaa waxaa …

Read More »

Mandera : Dad lagu Tuhunsanaa Argagixiso oo lasii daayay

mn

Booliska Mandera ayaa sii daayay labo qof oo lagu tuhunsanaa Argagixiso,kadib markii su’aalo laga weydiiyay ilaa 5 maalmood tuhunkii lagu haystay. Warqad kiis dib ugula laabasho maxkamada sharciga Mandera ( Mandera Law Court ) ayaa boolisku ku sheegeen,baaritaan ay sameeyeen ay kula xiriirin waayeen tuhmanayaasha falalka argagixisada. Labada qof ee …

Read More »

Burcad Toogasho iyo Dhac Ka Gaystay Isiolo

1229930----------------

Labo qof ayaa si xun ugu dhaawacmay habeenkii Talaadada Chikaa oo ka tirsan tuulada Ngaremara ee kowntiga Isiolo. Burcad lagu tuhunsan yahay in ay kasoo jeedaan Samburu ayaa looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen weerarkaasi. Dadka weerarku dhaawaca kasoo gaaray ayaa kala ahaa oday 52 sano jir ah iyo …

Read More »

Peter Munya oo sheegay PNU in ay Taageerayso Uhuru

muny

Gubernatooraha Meru Peter Munya ayaa diiday in uu taageero hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga. Munya ayaa sheegay xisbiga PNU in uu taageersan yahay madaxweyne Uhuru Kenyatta dib usoo doorashadiisa. Raila ayaa muran dhaliyay markii uu taageeray dib usoo doorashada gubernatooraha Meru,kaasi oo mucaarad kala kulmaya kursi gubernatooraha Senator Kiaitu Murungi iyo …

Read More »

Sentor-ka Garissa Yussuf Haji oo Eedeeyay Nathif Jama

r

Gubernatooraha Garissa Nathif Jama ayaa lagu eedeeyay in uu si khaldan u maamulay khayraadkii kowntiga,uuna ku guul daraystay in uu u xaqiijiyo dadka deegaanka helitaanka waxyaabihii aas aaska ahaa. Yussuf Haji,Senator-ka Garissa ayaa sheegay gubernatooraha in uu ku guul daraystay dowlad baahinta uuna iska dhega tiray codsiga adeegyada ay dadka …

Read More »

EACC Oo Doonaysa Doorashada Ka Reebto Masuuliyiinta Kowntiyada ee Musuq Maasuqa loo haysto

EACC

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq maasuqa ayaa doonaya gubernatoorayaasha,wakiilada baarlamaanada kowntiyada iyo saraakiisha kale ee kowntiyada ee haatan kiisaskooda ay yaalaan maxkamadaha in loo diido ka qayb galka doorashooyinka guud ee dalka. Wargayska Nation ayaa sheegay warbixin ay heleen ay muujinayso EACC in ay dhamaystirayso liiska kuwa ay saamaynayso …

Read More »

Askari Maxkamada Nakuru Loo horkeenay Kufsiga Gabar Yar

nku

Askari ku eedeysan in uu fara xumeeyay gabar sagaal sano jir ah ayaa la sheegay in ay tahay kiiska in uu ka jawaabo,sida ay go’aamisay maxkamada Nakuru. Askariga eedeysan ayaa lagu magacaabaa James Kiarie Gicho. Mr Kiarie ayaa diiday eedaha in uu faraxumeeyay gabadha yar,sanadkii 2015,uuna falkaasi ku gaystay gurigiisa …

Read More »