Home / Radio Key (page 23)

Radio Key

TSC oo ka hadashay Macalimiin yarida Marsabit

kcpe

Kowntiga Marsabit ayaa waxa kasooyeeraya cabasho ku aadan macalin yari,waxaana agaasimaha gudiga adeega macalimiinta kowntiga marsabit David Makui uu sheegay in kowntiga uusan heysanin macalimiin ku filan isla markaana diyaar u ah in ay ka howl galaan dugsiyada waxbarashada kowntiga Mar uu shalay ka qeyb galayey daah furka deeqda waxarshada dowlada kowntiga marsabit …

Read More »

Iskuulada Garissa oo la gaarsiiyay Gargaar

Shocked students watch from a distance a few Km from the Garissa university college, Thursday, April 2, 2015. Gunmen attacked Garissa University College early Thursday, shooting indiscriminately in campus hostels, killing at least two people and wounding four others, police said.(AP Photo)

Maalinkii shalay ayaa laga qaybiyay cuntooyin gargaar ah in ka badan 30 iskuul oo ku yaala Garissa. Gargaarkan ayaa loogu talagalay in waalidiinta looga yareeyo culayska kasoo darsaya caruurtooda. Hogaamiyaha aqalbiyada baarlamanka Aden Barre Ducale  oo ka hadlayay iskuulka TTumaini Secondary School ayaa sheegay waalidiinta kowntiga ku sugan in aysan …

Read More »

Shaqaalaha Caafimaadka Wajir oo Banaabax sameeyay

health

Shaqaalaha caafimaadka ee kowntiga Wajir ayaa shalay sameeya mudaharaad ay ku sheegeen in ay uga soo horjeedaan quursi ay ku samaynayaan wasaarada caafimaadka iyo golaha gubernatoorayaasha. Shaqaalaha ayaa ka cabanaya bixinta gunooyinkii ay xaqa u lahaayeen. Wakiilka ururka xirfadlayaasha caafimaadka Kenya Ibrahim Sheikh ayaa sheegay dowladu in ay dayacday,ayna qayb …

Read More »

Booliska oo sii daayay dad lagu tuhunsanaa Argagixiso

pol

Dowlada ayaa sii daysay saddex tuhmanayaal argagixiso oo lagu xiray magaalada Mombasa. Lucas Ogara ayaa sheegay saddexda qof in lagu waayay wax cadeyn ah oo la xiriirinaysa falal argagixiso. Afar kale ayaa weli u xiran booliska,kuwaasi oo la qorshaynayo in maanta maxkamada lahor keeno. Mr Ogara ayaa xusay in dadka …

Read More »