Home / Keydka Sawirada

Keydka Sawirada

Haweenay Sarkaalad ahayd oo Isku Dishay Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi..

busto

Haweenay sarkaalad boliiska garoonka Jomo Kenyatta ka tirsanayd ayaa saka isku dishay goobta shaqda garoonka Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi. Askariyaddani ayaa madaxa iskaga toogatay qeybta musqusha garoonka saaka saacadda markay ahayd 7subaxnimo sida uu tilmamayo ku xigeenka taliyaha booliska qeybta garoonka, Rono Bunei. Haweenaydani ayaa ku maqnayd fasax inkastoo …

Read More »