Home / Somali Language

Somali Language

Labo Qof oo ku dhintay Shil ka dhacay Narok

accident

Ilaa labo qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay aaga Stima oo ku taala wadada weyn ee isku xirta Narok ilaa Maimahui. Shilkan ayaa dhacay fiidnimadii Axada,iyada oo ay qayb ka ahaayeen gaadiid nooca xamuulka ah iyo bas matatu-ah. Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday cisbitaalka kowntiga. Taliyaha booliska …

Read More »

Labo Qof oo ku dhintay Dagaalo kasoo cusboonaaday Baragoi

deadpic

Ilaa Labo qof ayaa ku dhintay Baragoi,kadib markii uu dagaal cusub dhexmaray bulshooyinka Turkana iyo Samburu. Taliyaha booliska Samburu Alfred Ageng’o ayaa ku baaqay in la dajiyo xaalada,waxaana uu digniin u diray kuwa lagu tuhmayo dambiyada deegaanka ka dhacaya ee dhaca Lo’du ay ku jirto. Mr Ageng’o ayaa sheegay in …

Read More »

Boolis Loo xiray Laaluush ay ka qaateen Itoobiyaan

kieng

Ilaa shan kamid ah saraakiisha booliska saldhiga Karatina Police Station ee kowntiga Nyeri ayaa la xiray,kadib markii ay sii daayeen 17 qof oo soo galooti sharci daro ahaa. Dadka lasii daayay ayaa la sheegay in ay ka yimaadeen Itoobiya. Dadkan Itoobiyaanka ayaa saarnaa gaari xamuul,waxaana la sheegay in ay kusoo …

Read More »

Dhimasho ka dhalatay Xoolo raacato ku dagaalamay Isiolo

isi

Tobon qof ayaa ku dhintay Kom,kadib markii ay dagaalameen xoolo raacato kasoo jeeda bulshooyinka Borana iyo Samburu. Taliyaha booliska Isiolo Charles Ontita ayaa xaqiijiyay shilka. Ku xigeenka gudoomiyaha amaanka Merti Julius Maiyo ayaa sheegay in ay jiraan dad lu dhaawacmay dagaalka oo subaxnimadii Axada dhacay. My Maiyo xusay in ay …

Read More »

Koonfurta Baringo : Shan Qof oo ku Dhintay Weeraro Cusub

1451844

Ilaa Shan qof ayaa ku dhintay,labo kalana waa ay ku dhaawacmeen weeraro cusub oo ka dhacay xuduudka Kiserian iyo Mukutani ee Koonfurta Baringo,maalinkii shalay. Shanta qof ee dhintay ayaa isugu jiray saddex rag ah iyo labo dumar ah. Weerarka koowaad ayaa la’aaminsan yahay in ay gaysteen burcad kasoo jeeda bulshada …

Read More »