Home / Uncategorised

Uncategorised

Culimada Wajeer oo loogu deeqay Geel

wajir

In ka badan 50 culimada kowntiga Wajeer ayaa midkiiba uu nasiib u helay hal neef oo geel ah oo ay ugu deeqday hay’ada iskaashiga iyo xiriirka Turkiga. Gubernatoore Ahmed Abdullaahi ayaa sheegay deeq bixintu in ay socon doonto,laguna xaqiijinayo fayo-qabka dhaqaalaha culimada oo iyagu inta badan si mutadawcnimo ah ugu …

Read More »

Diyaarad ku burburtay Malindi

KE

Taba-bare dhanka diyaaradaha ah, iyo arday baranayay duulinta, ayaa ka badbaaday, shil diyaaradeed oo saakay oo Khamiis ahayd  ka dhacay Malindi. Shilka ayaa la sheegay inay sababtay cillad soo wajahday diyaaradda. Maamulaha garoonka diyaaradaha Milindi, Mr Walter Agong, ayaa sheegay in cillada qabsatay diyaaradda oo ahayd nooca lagu tabab-barto ay …

Read More »

Afhayeenkii Kooxda IS oo la dilay 

is

Abu Maxamed Al-Cadnani oo ahaa afhayeenka ururka IS ayaa lagu dilay iska hor imaad ka dhacay gobolka Xaleb, sida lagu shaaciyay Amaq . Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ka geeriyooda sarkaalkaasi,kuna dhintay gudaha Siiriya. Kooxda IS ayaan shaacin wakhtiga la dilay hogaamiyahaasi. …

Read More »

27 milyan oo la doonayo in wax looga qabta dhanka talaalka caruurta iyo barnaamijka kala fogeenta dhalmada ilmaha

c

27 miliyan oo shilin ayaa la sheegay in loo qorsheeyay barnaamijka kala fogeenta dhalmada carruuta kauntiga. Lacagtaani ayaa sidoo kale la doonayaa in lagu  qarash gareeyo ololaha dhiirigilin talaalka caruur shan sana ka yar. Ururadda Pfizer Foundation and World Vision ayaa sheegay in ay gaarsiindoona adeegyadaan  kala ah talaalka caruurta …

Read More »

Deegaano ka tirsan Wajir oo loo qoday Ceelal biyo

wat

Dowlada kowntiga Wajir ayaa ka qoday ilaa 129 ceel-biyood guud ahaan kowntiga,tan iyo inta ay dowlad baahintu hirgashay Maarso,2013. Qaar kamid ah dadka deeganka ayaa boqolaal Kilometres u lugayn jiray sidii ay biyo u heli lahaayeen. Isaga oo la hadlayay The Star,Isniintii,Mohamed Abdi oo kamid ah dadka deegaanka Tarbaj ayaa …

Read More »