Home / Wareysiyo

Wareysiyo

DHAGAYSO WARAYSI : Billow Kerrow oo ka hadlaya Kulankii Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Odoyaasha Mandera

Uhuru

Senator-ka kowntiga Mandera Billow Kerrow ayaa wareysi uu siiyay Keyfm Codka Nabada uga warbixiyay kulankii odoyaasha Mandera ay la qaateen madaxweyne Uhuru Kenyatta. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Nairobi. Wariye Xuseen Xuska oo wareystay ayaa sidoo kale weydiiyay Senator-ka arimo badan oo siyaasada kowntiga iyo sababta uu …

Read More »

Dhagayso : kalimadda Wanaagsan (Kalimaatu Dhayibaha )

ani

Toddobaadkaan Kalimaada Wanaagsan (Kalimatu Dhayibah) waxa noo soo jeedinayo Cabdirisaq Cusman Waxayna ku  saabsantahay kalimadda xaquuqda xayawaanku ama bahaa’inka  ay  leeyihiin, sida in aan la garaacin iyo aan loo diidin daaqa iyo biyaha. Dhagaysi wancan Wixii  boqaadin ama tala iyo tusaale ah waxa aan noogu soo hagaajin kartaa emailkayaga somali.radiokeyfm.com

Read More »

Dhegeyso biyo la’aan ka taaan Wajeer Kawnti

Xogyaha wasaarada Biya dowlad Degaanka Wajeer Cabdinuur Maxamed Xuseen oo xafiiskii magaalada Wajeer ,keyfm ugu waramay dagaalada ay wadaan oo ku aadan biyo dhaamin looga wajaabaya biyo la’aanta baahsan oo ku dhufatay degmada abaaro lixaad leh oo halkaasi ka ka jiro.

Read More »

Dhegeyso barnaamijka waxbarasha iyo Abdirashid Abdi

Barnaamijka waxaan maanta ku eegeynaa sanad guuradii kowaad oo ka soo wareytay markii Alshabaab ay weerar ay ku qaadeen jaamacada Garisa labadii bishii abril 2015 ,Weerakaasi oo ay ku dileen dad tiradooda ay kor u dhafaysa 140 oo badankooda ahaa arday halkaasi waxa ka baranaayay Halkaan kilikgaray . barnaamijka warbarashada

Read More »